hn.gif



Home
About Me:abdikarim
Favorite Links
Contact Me
Family Photo Album
EDUCATION
Vacation Photo Album
My Resume
New Page Title

EDUCATION

hadii aynu wax ka eegno dhinaca wax barashada ee dhalin yarada aduunka ku nool soomaalida qurbaha joogta  oo kaliyah ayaan ka wadaaye  waxay iskugu dhex jiraan  qaar aan waxba baran oo iiska  baab,ah   iyo qaar wax barta oo waxbarashadooda ka adag oo si fiican isu ilaaliya.
 
hadaba hadii aynu eegno waxa soomali ugu wacan inay baaba,aan      waa wadankan qalaad ee ay ku korayaan ee waalidkii dhalayna aanu marnaba is odhanayn wiilkan in yarna soo tus  wadankiisi hooyo, caruurtuna iyagoon caqli ay isku yidhaahdan qabta wadankiini hooyo aanu jirin.
 
 
 
hadaba aniga oo ah  abdikarim waxaan waalidka farayaa in ay sommer ama mar ay ciyaalku fasaxyihiin in dhulkooda hooyo la soo tuso oo la soo kala baro waayo hadii aan la soo tusin waxyaabo badan ayaa iska badali karaa qofkaas ........
 


Name of One Pet

Here I'll add information about my first pet. I'll explain what type of animal he is and describe some of his favorite tricks.

A black dog; Size=240 pixels wide



Name of Another Pet

Here I'll add information about another of my pets. Again, I'll talk about how I first got her and then describe some of her habits.

A cat; Size=240 pixels wide



a