Make your own free website on Tripod.com

bari ba waxaa jiray nin iyo naag ayaa iskula balamay meel sees ah ama meel la fadhiisto oo dhagax ah ka dibna ninkii ayaa ka soo horeeyay .markay naagtii soo socotay ayaa ninkii wuxuu ku sii fakaray "niyaw naagtan saad uga qarisa inaad laangadhe tahay" ninkuna shaw waa laangadhe markay timi ayaa sheeko la isku eryaday meeshii oo sheeko macaani ka dhacday meeshi ka dibna markii la soo gaadhay in lakala tago oo laka hoydo ayaa naagtii sheekadii ugu danbeesay ay naagtu uga sheekaysay ayaa ninkii wuxuu yidhi " naa sheekadaas oo kale waan ka laangadheeya dabadeedna isagoo laangadheenaya ayuu dhaqaaqay naagtu waxay moodaysay inuu iska ciyaarayo ma oga inuu laangadhe caadi ah yahay!