Make your own free website on Tripod.com
abdi karim ahmed hussein waa wiil yar oo ku nool wadanka sweden da,adiisuna ay tahay 16jir markiisi horena ka yimi magaalada burco una dhashay wadanka samaliland. sidoo kale wuxuuna ka soo baxay jaamacad LAFOOLE ee ku taala magaalada muqdisho ee wadanka somalia, markiisi hore isagoo ku soo koray magaalada burco runtii waa arday fiican oo takhasus gaar ah u leh combuterka. webkan oo uu ugu talo galay inuu ku soo bandhigo cilmigiisa guud ahaaneed iyo waxyaabaha uu ka yaqaano combuterka hadaba akhriste ma tahay mid cilmiga combuterka wax ka yaqaan sidiisa ama fikrado aad haysid ma ku darsan kartaa ama ma ku soo kordhin kartaa ra yi fiican fadlan waxaad ka la soo xidhiidhi karta e-mailka ah (skyword268@hotmail.com) ama (abdikarimsweden@hotmail.com) .waxaad faah faahin intaa dhaafsan ka heli kartaa www.dhadoon.wetpaint.com, ama , http://dhadoon4.tripod.com isaga oo rajaynaya inuu ummada wax ku soo kordhiyo! .... !