09.gif

Home
ILA QOSOL
Favorite Links
Contact Me
Family Photo Album
WORLD'S PHOTOGARAPHERS
sheeko xariireey
AYAAN DARAN
Computer iyo Kaalintaada

COMPUTER  IYO  KAALINTAADA

Waa  maxay  computer?
  
 
HORDHAC:     
 
Waxaan marnaba la  iska indha tiri karin in computerku  kaalin wayn ka qaatay dunida maanta taagan , waxaa xaqiiqo ah in computerku  uu yahay deeq ilaahay ugu deeqay adoomadiisa ,  Inkastoo  computerku wax u dhigmaa  aanay jirin hadana dadka qaar waxay tilmaamayaan in  Jaasuus  yahay wax walba og  dadka  qaarna cabsi wayn bay ka qabaan
 
computer  waa  aalad ku shaqaysa koronto oo wixii loo diri ku fulinaysa si dhakhsa ah oo laba  barnaamij oo lakala yidhaah  software iyo hard ware ay hagaan ama ay daba socdaan wax kasta uu fulinayo awoodna waxay u leedahay inay kaydiso  barnaamijyo  aan maskaxda lagu kaydin karin ama aanay bani aadmigu maskaxda ku hayn karin  IWM.